W iilashii Yahuudahna waxay ahaayeen Ceer, iyo Oonaan, iyo Sheelaah, oo saddexdaas waxaa isaga u dhashay Batshuuca oo reer Kancaan ahayd. Oo Ceer oo ahaa curadkii Yahuudah wuxuu ahaa mid Rabbiga hortiisa shar ku ah, oo isna Rabbigu wuu dilay.
The sons of Judah: Er, Onan, and Shelah, whom Shua’s daughter the Canaanitess bore him. Er, Judah’s eldest, was evil in the Lord’s sight, and He slew him.
Continue reading Report error