Taariikhdii Kowaad 19:7 ~ 1 хроніки 19:7

picture

S idaasay u soo kiraysteen laba iyo soddon kun oo gaadhifaras, iyo boqorkii Macakaah iyo dadkiisii, kuwaasoo yimid oo Meedebaa horteeda degay. Oo reer Cammoonna waxay iska soo wada urursadeen magaalooyinkoodii, oo dagaal bay u soo baxeen.


І найняли вони собі тридцять і дві тисячі колесниць, і царя Маахи та народ його, і прийшли й таборували перед Медевою. Також аммонітяни зібралися зо своїх міст і прийшли до бою.

Continue reading Report error