Taariikhdii Kowaad 19:6 ~ 1-я Паралипоменон 19:6

picture

O o reer Cammoonna markay ogaadeen inay Daa'uud isnacsiiyeen ayaa Xaanuun iyo reer Cammoon sii dhiibeen kun talanti oo lacag ah inay gaadhifardood iyo rag fardooley ah kaga soo kiraystaan Mesobotamiya, iyo Aram Macakaah, iyo Soobaah.


Когда аммонитяне поняли, что сделались ненавистными Давиду, Ханун и аммонитяне послали тысячу талантов серебра, чтобы нанять колесницы и колесничих из Арам-Нахараима, из Арам-Маахи и из Цовы.

Continue reading Report error