M arkaasaa Daa'uud yidhi, Anigu waxaan u roonaan doonaa Xaanuun ina Naaxaash, maxaa yeelay, aabbihiis baa ii roonaaday. Sidaas daraaddeed Daa'uud wuxuu u diray wargeeyayaal inay u tacsiyeeyaan aabbihiis. Markaasaa Daa'uud addoommadiisii waxay dalkii reer Cammoon ugu yimaadeen Xaanuun inay isaga u tacsiyeeyaan.
大 卫 说 : 我 要 照 哈 嫩 的 父 亲 拿 辖 厚 待 我 的 恩 典 厚 待 哈 嫩 。 於 是 大 卫 差 遣 使 者 为 他 丧 父 安 慰 他 。 大 卫 的 臣 仆 到 了 亚 扪 人 的 境 内 见 哈 嫩 , 要 安 慰 他 ,
Continue reading Report error