Taariikhdii Kowaad 17:6 ~ 1-я Паралипоменон 17:6

picture

O o meel kasta oo aan kula socday reer binu Israa'iil oo dhan, xaakinnadii reer binu Israa'iil oo aan ku amray inay quudiyaan dadkayga ma midkood baan eray kula hadlay, oo miyaan ku idhi, War maxaad iigu dhisi weydeen guri kedar ah?


Где бы Я ни ходил со всеми израильтянами, разве Я говорил кому-нибудь из их судей, которым Я повелел пасти Свой народ: “Почему вы не построили Мне дом из кедра?”»

Continue reading Report error