Taariikhdii Kowaad 15:18 ~ 1 Cronici 15:18

picture

o o iyaga waxaa la jiray walaalahood oo ahaa darajadii labaad, waxayna ahaayeen Sekaryaah, iyo Been, iyo Yacasii'eel, iyo Shemiiraamood, iyo Yexii'eel, iyo Cunnii, iyo Elii'aab, iyo Benaayaah, iyo Macaseeyaah, iyo Matityaah, iyo Eliifeleehuu, iyo Miqneeyaah, iyo Cobeed Edoom, iyo Yecii'eel oo dhammaantood wada ahaa iridjoogayaal.


apoi împreună cu ei pe fraţii lor de a doua mînă: pe Zaharia, Ben, Iaaziel, Şemiramot, Iehiel, Uni, Eliab, Benaia, Maaseia, Matitia, Elifele şi Micneia, şi Obed-Edom şi Ieiel, uşieri.

Continue reading Report error