O o weliba dadkii iyaga u dhowaa ee ahaa ilaa reer Isaakaar iyo reer Sebulun iyo reer Naftaali waxay cunto ku soo rareen dameerro, iyo awr, iyo baqlo, iyo dibi, oo waxay keeneen bur, iyo fudad berde ah, iyo rucubo sabiib ah, iyo khamri, iyo saliid, iyo dibi, iyo ido, dhammaanna aad iyo aad bay u badnaayeen, maxaa yeelay, reer binu Israa'iil dhexdooda farxad baa jirtay.
Şi chiar ceice locuiau lîngă ei pînă la Isahar, la Zabulon şi Neftali, aduceau merinde pe măgari, pe cămile, pe catîri şi pe boi: aluaturi, turte de smochine şi de stafide, vin, untdelemn, boi şi oi din belşug, căci era bucurie în Israel.
Continue reading Report error