M arkaasaa Daa'uud u baxay inuu iyaga ka hor tago, oo intuu jawaabay ayuu ku yidhi, Haddaad nabdoon iigu timaadeen inaad i caawisaan qalbigaygu wuu idinla jiri doonaa, laakiinse haddaad iigu timaadeen inaad cadaawayaashayda ii gacangelisaan, Ilaahii awowayaasheen taas ha fiiriyo oo ha canaanto, maxaa yeelay, gacmahayga wax xumaan ahu kuma jiraan.
Давид вышел навстречу и сказал им: – Если вы пришли с миром, чтобы помогать мне, я готов объединиться с вами. Но если вы пришли, чтобы предать меня моим врагам, когда мои руки чисты от насилия, то пусть Бог наших отцов увидит и рассудит.
Continue reading Report error