Taariikhdii Kowaad 11:19 ~ 歷 代 志 上 11:19

picture

O o wuxuu yidhi, Anigu inaan saas yeelo Ilaahaygu ha ii diido, ma waxaan cabbaa dhiiggii nimankan naftooda biimeeyey? Waayo, iyagu biyahan waxay ku keeneen naftoodii oo halis ku jirta. Sidaas daraaddeed wuu diiday inuu cabbo. Oo saddexdii nin oo xoogga badnaana saasay yeeleen.


說 : 我 的 神 啊 , 這 三 個 人 冒 死 去 打 水 , 這 水 好 像 他 們 的 血 一 般 , 我 斷 不 敢 喝 ! 如 此 , 大 衛 不 肯 喝 。 這 是 三 個 勇 士 所 做 的 事 。

Continue reading Report error