Taariikhdii Kowaad 11:18 ~ 歷 代 志 上 11:18

picture

M arkaasaa saddexdii ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin, oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil, oo intay soo qaadeen ayay Daa'uud u keeneen, laakiinse Daa'uud wuu diiday inuu cabbo biyahaas, Rabbiguuse u daadshay.


这 三 个 勇 士 就 闯 过 非 利 士 人 的 营 盘 , 从 伯 利 恒 城 门 旁 的 井 里 打 水 , 拿 来 奉 给 大 卫 。 他 却 不 肯 喝 , 将 水 奠 在 耶 和 华 面 前 ,

Continue reading Report error