L aakiinse Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah markuu taas arkay ayuu u cararay xagga gurigii beerta. Oo Yeehuuna wuu eryaday oo wuxuu yidhi, War isagana gaadhifaraskiisa ku dhex dila. Markaasay isagii ku dileen jiirtii Guur oo Yiblecaam ku ag taal. Wuuna u cararay xagga Megiddoo oo halkaasuu ku dhintay.
Ahazia, împăratul lui Iuda, cînd a văzut lucrul acesta, a fugit pe drumul care duce la casa din grădină. Iehu l -a urmărit, şi a zis:,, Loveşte -l şi pe el în car!`` Şi l-au lovit la suişul Gur, lîngă Ibleam. El a fugit la Meghido, şi a murit acolo.
Continue reading Report error