Boqorradii Labaad 9:25 ~ 4-я Царств 9:25

picture

K olkaasaa Yeehuu wuxuu ku yidhi Bidqar oo sirkaalkiisii ahaa, Isaga kor u qaad oo ku dhex tuur beerta Naabood kii reer Yesreceel; waayo, bal xusuuso sidii Rabbigu isaga hadalkan culus uga sheegay markaynu aniga iyo adiguba innagoo fardo fuushan aabbihiis Axaab daba soconnay;


Ииуй сказал своему сановнику Бидекару: – Подними его и брось на поле, что принадлежало Навоту из Изрееля. Помнишь, как мы с тобой ехали в колесницах за его отцом Ахавом, когда Господь изрек о нем такое пророчество:

Continue reading Report error