Boqorradii Labaad 9:20 ~ 列 王 紀 下 9:20

picture

M arkaasaa ninkii waardiyaha ahaa yidhi, Isna wuu u tegey iyagii, laakiinse soo noqon maayo, oo socodkuna wuxuu u eg yahay sidii socodkii Yeehuu ina Nimshii; waayo, wuxuu gaadhifaraskiisa u kaxeeyaa sidii isagoo waalan.


守 望 的 人 又 說 : 他 到 了 他 們 那 裡 , 也 不 回 來 ; 車 趕 得 甚 猛 , 像 寧 示 的 孫 子 耶 戶 的 趕 法 。

Continue reading Report error