Boqorradii Labaad 9:15 ~ 2 царів 9:15

picture

l aakiinse Boqor Yooraam wuxuu ku noqday Yesreceel in laga soo daweeyo nabrihii reer Suuriya ku dhufteen markuu la diriray boqorkii reer Suuriya oo Xasaa'eel ahaa). Markaasaa Yeehuu wuxuu yidhi, Hadday idinla wanaagsan tahay yaan ninna baxsan oo magaalada ka bixin si uu intuu Yesreceel tago xaalkan u sheego.


І вернувся цар Єгорам лікуватися в Їзреелі від ран, що вчинили йому сиріяни, як він воював з Газаїлом, сирійським царем. І сказав Єгу: Якщо згода ваша на те, нехай не вийде жоден утікач із міста, щоб піти донести в Їзреелі.

Continue reading Report error