M arkaasaa Yeehuu u soo baxay addoommadii sayidkiisii; oo midkood baa wuxuu isagii ku yidhi, War wax waluba ma hagaagsan yihiin? Ninkan waalanu muxuu kuugu yimid? Oo isna wuxuu ku yidhi, Idinku waad garanaysaan ninka iyo hadalkiisu wuxuu ahaaba.
Katahi a Iehu ka puta mai ki waho, ki nga pononga a tona ariki; a ka mea tetahi ki a ia, Kei te pai ranei? he aha tenei poauau i haere mai ai ki a koe? Ano ra ko ia ki a ratou, E mohio ana koutou ki te tangata ra, ki ana korero hoki.
Continue reading Report error