Boqorradii Labaad 8:4 ~ 2 Kings 8:4

picture

M arkaasna boqorku wuxuu la hadlayay Geexasii oo ahaa midiidinkii ninkii Ilaah, oo wuxuu ku lahaa, Waxaan kaa baryayaa inaad ii sheegto waxyaalihii waaweynaa oo Eliishaa sameeyey oo dhan.


Now the king was talking with Gehazi, the servant of the man of God, saying, “Tell me all the great things that Elisha has done.”

Continue reading Report error