O o Axasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo labaatan sannadood, oo sannad ayuu Yeruusaalem boqor ka ahaa. Hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Catalyaah, oo waxay ahayd ina Coomrii oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.
Охозии было двадцать два года когда он стал царем, и правил он в Иерусалиме один год. Его мать звали Аталия; она была внучкой Омри, царя Израиля.
Continue reading Report error