O o kuwii baraska qabayna markay yimaadeen xeradii dibaddeeda sare ayay teendho galeen, oo wax bay cuneen, waxna way cabbeen, markaasay halkaas ka qaateen lacag, iyo dahab, iyo dhar, oo intay tageen ayay soo qarsadeen; oo haddana way soo noqdeen oo waxay galeen teendho kale, oo halkaasna wax kalay ka qaateen, oo intay tageen ayay soo qarsadeen.
І прийшли ті прокажені аж до краю табору, і ввійшли до одного намету, і їли й пили, і повиносили звідти срібло й золото та вбрання, і пішли й заховали. І вони знову ввійшли до іншого намету, і повиносили звідти, і пішли та й сховали.
Continue reading Report error