O o mid addoommadiisii ka mid ahaa ayaa ugu jawaabay, Waxaan kaa baryayaa in qaar wado shan faras oo kuwa magaalada ku hadhay ah, (maxaa yeelay, iyagu waxay la mid yihiin sida dadkii Israa'iil ka hadhay oo dhan, oo waxay la mid yihiin sida dadkii Israa'iil ee le'day oo dhan, ) oo aynu dirno iyagu ha soo arkeene.
And one of his servants answered and said, “Please, let several men take five of the remaining horses which are left in the city. Look, they may either become like all the multitude of Israel that are left in it; or indeed, I say, they may become like all the multitude of Israel left from those who are consumed; so let us send them and see.”
Continue reading Report error