Boqorradii Labaad 7:12 ~ 2 Kings 7:12

picture

M arkaasaa boqorkii habeennimadii toosay oo addoommadiisii ku yidhi, Haatan waxaan idin tusayaa wixii ay reer Suuriya nagu sameeyeen. Iyagu way og yihiin inaynu gaajaysan nahay, oo sidaas daraaddeed xeradii way ka baxeen oo duurka ku dhuunteen, oo waxay isyidhaahdeen, Markay magaalada ka soo baxaan ayaynu iyagoo noolnool qabqabanaynaa, oo magaalada ayaynu galaynaa.


And the king riseth by night, and saith unto his servants, `Let me declare, I pray you, to you that which the Aramaeans have done to us; they have known that we are famished, and they are gone out from the camp to be hidden in the field, saying, When they come out from the city, then we catch them alive, and unto the city we enter.'

Continue reading Report error