Boqorradii Labaad 6:8 ~ 4-я Царств 6:8

picture

H addaba boqorkii Suuriya wuxuu la diriray dadkii Israa'iil, oo intuu addoommadiisii la tashaday ayuu ku yidhi, Meesha saa iyo saa ah ayaa xeradaydu ahaan doonta.


Царь Сирийский пошел войною на Израильтян, и советовался со слугами своими, говоря: в таком-то и в таком-то месте я расположу свой стан.

Continue reading Report error