Boqorradii Labaad 6:2 ~ 2 царів 6:2

picture

H addaba waannu ku baryaynaaye aannu tagno xagga Urdun oo halkaas nin waluba dogob ha ka qaado, oo aannu halkaas ka dhisanno meel aan degno. Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Orda oo taga.


Ходім аж до Йордану, і візьмімо звідти кожен по одній деревині, і зробимо собі місце, щоб сидіти там. А він сказав: Ідіть.

Continue reading Report error