Boqorradii Labaad 6:15 ~ 2 Imparati 6:15

picture

O o ninkii Ilaah shaqeeyihiisii markuu aroortii soo toosay oo uu baxay, bal eeg, waxaa la arkay ciidan fardo iyo gaadhifardood wata oo magaaladii ku wareegsan. Markaasaa midiidinkiisii wuxuu isagii ku yidhi, Sayidow, hoogaye! sidee baynu yeeli doonnaa?


Slujitorul omului lui Dumnezeu s'a sculat disdedimineaţă şi a ieşit. Şi iată că o oaste înconjura cetatea, cu cai şi cară. Şi slujitorul a zis omului lui Dumnezeu:,, Ah! domnul meu, cum vom face?``

Continue reading Report error