O o markii Eliishaa oo ahaa nin Ilaah uu maqlay in boqorkii dalka Israa'iil dharkiisii iska jeexjeexay ayuu u cid diray boqorkii oo ku yidhi, War maxaad dharkaagii isaga jeexjeexday? Bal isagu ha ii yimaado, oo wuxuu ogaan doonaa in dalka Israa'iil nebi dhex joogo.
وَسَمِعَ ألِيشَعُ، رَجُلُ اللهِ، أنَّ مَلِكَ إسْرائِيلَ قَدْ شَقَّ ثِيابَهُ. فَأرْسَلَ إلَيهِ ألِيشَعُ رِسالَةً يَقُولُ فِيها: «لِماذا شَقَقْتَ ثِيابَكَ؟ أرْسِلْ نُعمانَ إلَيَّ. حِينَئِذٍ، سَيَعلَمُ أنَّ هُناكَ نَبِيّاً فِي إسْرائِيلَ!»
Continue reading Report error