Boqorradii Labaad 5:23 ~ 列 王 紀 下 5:23

picture

M arkaasaa Nacamaan yidhi, Oggolow oo qaad laba talanti oo lacag ah. Wuuna ku sii adkeeyey, oo labadii talanti wuxuu ugu xidhay laba kiish, oo wuxuu ugu sii daray laba iskujoog oo dhar ah, oo weliba wuxuu u saaray laba midiidinnadiisii ah, oo iyana intay u qaadeen ayay hortiisa socdeen.


乃 縵 說 : 請 受 二 他 連 得 ; 再 三 地 請 受 , 便 將 二 他 連 得 銀 子 裝 在 兩 個 口 袋 裡 , 又 將 兩 套 衣 裳 交 給 兩 個 僕 人 ; 他 們 就 在 基 哈 西 前 頭 抬 著 走 。

Continue reading Report error