S idaas daraaddeed waxaa israacay boqorkii dalka Israa'iil, iyo boqorkii dalka Yahuudah, iyo boqorkii dalka Edom; oo waxay wareegeen meel toddoba maalmood loo socdo; oo ciidankii iyo xayawaankii la socday toona biyo ma helin.
So the king of Israel went with the king of Judah and the king of Edom; and they made a circuit of seven days’ journey, and there was no water for the army or for the cattle that followed them.
Continue reading Report error