Boqorradii Labaad 3:4 ~ 2 Kings 3:4

picture

H addaba boqorkii reer Moo'aab oo Meeshaac ahaa ido buu lahaa, oo wuxuu boqorkii dalka Israa'iil baad u siin jiray boqol kun oo baraar ah, iyo boqol kun oo wan dhogortood.


Now Mesha king of Moab raised sheep. He had to pay the king of Israel 100, 000 lambs and the wool of 100, 000 rams each year.

Continue reading Report error