H addaba Yehooraam ina Axaab ayaa dadka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, taasuna waxay ahayd sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Yehooshaafaad boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuuna boqor ahaa laba iyo toban sannadood.
And Jehoram son of Ahab hath reigned over Israel, in Samaria, in the eighteenth year of Jehoshaphat king of Judah, and he reigneth twelve years,
Continue reading Report error