Boqorradii Labaad 25:4 ~ 2 Kings 25:4

picture

M arkaasaa meel magaalada ahayd la jebiyey, oo raggii dagaalka oo dhammu intay habeennimo carareen ayay mareen jidkii iriddii u dhexaysay labada derbi oo ku ag tiil beertii boqorka; oo boqorkiina wuxuu maray jidkii Caraabaah. (Haddaba reer Kaldayiin waxay ku wareegsanaayeen magaalada.)


Then the city was broken into. All the men of war ran away during the night between the two walls beside the king’s garden. The Babylonians were all around the city, but the men left by the way of the Arabah.

Continue reading Report error