O o waxay kaloo qaadeen dheryihii, iyo majarafadihii, iyo alaabta laambadaha lagu safayn jiray, iyo malgacadihii, iyo weelashii naxaasta ahaa oo lagu adeegi jiray oo dhan.
又 帶 去 鍋 、 鏟 子 、 蠟 剪 、 調 羹 , 並 所 用 的 一 切 銅 器 ,