Boqorradii Labaad 25:13 ~ 2 царів 25:13

picture

M arkaasaa reer Kaldayiin jejebiyeen tiirarkii naxaasta ahaa oo guriga Rabbiga ku jiray, iyo saldhigyadii iyo berkeddii naxaasta ahayd oo guriga Rabbiga ku jiray, oo naxaastoodiina waxay u qaadeen Baabuloon.


А мідяні стовпи, що в Господньому домі, і підстави, і мідяне море, що в Господньому домі, халдеї поламали, і віднесли їхню мідь до Вавилону.

Continue reading Report error