M arkaasaa Yehooyaakiin oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah u soo baxay boqorkii Baabuloon, isagii, iyo hooyadiis, iyo addoommadiisii, iyo amiirradiisii, iyo saraakiishiisiiba, oo boqorkii Baabuloon ayaa isagii kaxeeyey sannaddii siddeedaad oo boqornimadiisa.
Jehoiachin the king of Judah went out to the king of Babylon, he and his mother and his servants and his captains and his officials. So the king of Babylon took him captive in the eighth year of his reign.
Continue reading Report error