M arkaasaa boqorkii ku amray wadaadkii sare oo ahaa Xilqiyaah, iyo wadaaddadii lahaa derejada labaad, iyo iridjoogayaashii, inay macbudka Rabbiga ka soo bixiyaan kulli weelashii loo sameeyey Bacal, iyo geedihii Asheeraah, iyo ciidanka samada oo dhan; oo isna wuxuu ku gubay Yeruusaalem dibaddeeda oo ah berrimmadii Qidroon, oo dambaskoodiina Beytel buu u qaaday.
І наказав цар Хілкійї, великому священикові, й іншим священикам та сторожам порога, щоб повиносили з Господнього храму всі речі, зроблені для Ваала та для Астарти, та для всіх небесних світил. І він попалив їх поза Єрусалимом на кедронських полях, а їхній порох відніс до Бет-Елу.
Continue reading Report error