O o addoommadiisii intay gaadhifaras Megiddoo kaga qaadeen isagoo meyd ah ayay Yeruusaalem keeneen oo qabrigiisii ku aaseen. Markaasay dadkii waddanku soo wateen Yehoo'aaxaas ina Yoosiyaah, oo intay subkeen ayay boqor uga dhigeen meeshii aabbihiis. Yehoo'aaxaas, Boqorkii Yahuudah
فَوَضَعَ خُدّامُهُ جُثَّتَهُ فِي مَرْكِبَةٍ وَحَمَلُوهُ مِنْ مَجَدُّو إلَى مَدينَةِ القُدْسِ. وَدَفَنُوهُ فِي قَبْرِهِ. فَجاءَ عامَّةُ الشَّعبِ وَأخَذُوا يَهُوآحازَ بْنَ يُوشِيّا وَمَسَحُوهُ. وَنَصَّبُوهُ مَلِكاً بَدَلاً مِنْ أبِيهِ. يَهُوآحازُ مَلِكُ يَهُوذا
Continue reading Report error