Boqorradii Labaad 23:2 ~ 4-я Царств 23:2

picture

O o boqorkiina wuxuu u kacay gurigii Rabbiga, oo waxaa isagii la socday raggii dalka Yahuudah oo dhan, iyo dadkii Yeruusaalem degganaa oo dhan, iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhan yar iyo weynba; oo isna wuxuu hortooda ku akhriyey dhammaan erayadii kitaabkii axdiga oo gurigii Rabbiga laga dhex helay.


Он пошел в дом Господа с народом Иудеи, жителями Иерусалима, священниками и пророками – со всем народом, от малого до великого. Он прочитал им вслух все слова книги завета, которую нашли в доме Господа.

Continue reading Report error