W aayo, wuxuu mar kale dhisay meelihii sarsare ee aabbihiis Xisqiyaah baabbi'iyey, oo Bacalna meelo allabari buu u dhisay, oo geedo Asheeraahna wuu sameeyey siduu yeelay Axaab oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil, oo wuxuu caabuday oo u wada adeegay ciidanka samada oo dhan.
І він знову побудував пагірки, що їх винищив був його батько Єзекія, і понаставляв жертівників Ваалові, і зробив Астарту, як зробив був Ахав, Ізраїлів цар, і вклонявся всім небесним світилам та служив їм.
Continue reading Report error