Boqorradii Labaad 20:6 ~ 2 царів 20:6

picture

O o cimrigaagiina waxaan kuugu dari doonaa shan iyo toban sannadood, oo adiga iyo magaaladanba waan ka samatabbixin doonaa gacanta boqorka Ashuur, oo waxaan magaaladan u daafici doonaa aniga daraadday iyo addoonkaygii Daa'uud daraaddiis.


І до днів твоїх Я додам п'ятнадцять літ, і з руки асирійського царя врятую тебе та це місто, й обороню це місто ради Себе та ради раба Свого Давида.

Continue reading Report error