Boqorradii Labaad 20:19 ~ 2 Kings 20:19

picture

M arkaasaa Xisqiyaah wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Erayga Rabbiga oo aad ku hadashay waa wanaagsan yahay. Oo weliba wuxuu kaloo yidhi, Mar haddii nabad iyo rumu ay jirayaan intaan noolahay, sow ma wanaagsana?


And Hezekiah saith unto Isaiah, `Good the word of Jehovah that thou hast spoken;' and he saith, `Is it not -- if peace and truth are in my days?'

Continue reading Report error