O o waagaas ayaa Xisqiyaah bukooday, oo geeri buu u dhowaaday. Markaasaa Nebi Ishacyaah oo ahaa ina Aamoos u yimid oo wuxuu ku yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reerkaaga la dardaaran, waayo, waad dhimanaysaa oo sii noolaan maysid.
В те дни Езекия заболел и был при смерти. Пророк Исаия, сын Амоца, пришел к нему и сказал: – Так говорит Господь: «Распорядись своим домом, потому что ты умираешь; ты не выздоровеешь».
Continue reading Report error