Boqorradii Labaad 2:6 ~ 2 Kings 2:6

picture

M arkaasaa Eliiyaah wuxuu ku yidhi isagii, Waan ku baryayaaye halkan iska joog, waayo, Rabbigu wuxuu ii diray Webi Urdun. Oo isna wuxuu ku yidhi, Waxaan ku dhaartay nolosha Rabbiga iyo adiga naftaadee inaanan kaa tagayn. Markaasay labadiiba israaceen.


And Elijah saith to him, `Abide, I pray thee, here, for Jehovah hath sent me to the Jordan;' and he saith, `Jehovah liveth, and thy soul liveth, if I leave thee;' and they go on both of them,

Continue reading Report error