Boqorradii Labaad 2:4 ~ 列 王 紀 下 2:4

picture

M arkaasaa Eliiyaah wuxuu ku yidhi isagii, Eliishaa, waan ku baryayaaye halkan iska joog, waayo, Rabbigu haddana wuxuu ii diray Yerixoo. Oo isna wuxuu yidhi, Waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa iyo adiga naftaadee inaanan kaa tagayn. Sidaas daraaddeed waxay yimaadeen Yerixoo.


以 利 亞 對 以 利 沙 說 : 耶 和 華 差 遣 我 往 耶 利 哥 去 , 你 可 以 在 這 裡 等 候 。 以 利 沙 說 : 我 指 著 永 生 的 耶 和 華 , 又 敢 在 你 面 前 起 誓 , 我 必 不 離 開 你 。 於 是 二 人 到 了 耶 利 哥 。

Continue reading Report error