Boqorradii Labaad 19:26 ~ 4 Царе 19:26

picture

O o sidaas daraaddeed dadkii degganaa way xoog yaraayeen, Wayna naxeen oo wareereen; Oo waxay ahaayeen sida cawska berrinka, iyo sida doogga, Iyo sida cawska guryaha korkooda ka soo baxa, iyo sida hadhuudh gubtay intaanu korin.


Затова жителите им станаха безсилни, уплашиха се и се посрамиха; бяха като трева на полето, като зеленина, като трева на покрива на къщата и като жито, препълнено, преди да стане стъбло.

Continue reading Report error