Boqorradii Labaad 19:25 ~ 2 Kings 19:25

picture

W ar sow ma aad maqal Sidaan waa hore u sameeyey Oo aan wakhtiyadii hore u qabanqaabiyey? Haddaba anigaa saas kaa yeelay Inaad magaalooyin deyr leh baabbi'isid oo aad ka dhigtid taallooyin burbur ah.


’Have you not heard that I planned this long ago? From times long ago I planned it. Now I have made it happen, that you should destroy strong cities.

Continue reading Report error