W argeeyayaashaadii ayaad Sayidka ku cayday Oo waxaad tidhi, Gaadhifardoodkayga badan Ayaan ku soo fuulay buuraha meesha ugu dheer, Iyo meelaha ugu hooseeya ee Lubnaan gudaheeda; Oo waxaan jari doonaa geedaheeda dhaadheer oo kedarka ah, iyo geedaheeda la doortay oo berooshka ah, Oo waxaan geli doonaa meesha ugu fog hoygeeda, iyo kaynta berrinkeeda oo midhaha badan.
Господ си обидил ти чрез посланиците си, като си казал: С множеството на колесниците си излязох аз върху височината на планините, върху уединенията на Ливан; и ще изсека високите му кедри, отбраните му елхи; и ще вляза в най-крайното помещение по него, в гората на неговия Кармил.
Continue reading Report error