Boqorradii Labaad 18:31 ~ 4-я Царств 18:31

picture

H addaba Xisqiyaah ha maqlina, waayo, boqorkii Ashuur wuxuu leeyahay, Nabad ila dhigta, oo ii soo baxa, oo midkiin waluba wax ha ka cuno canabkiisa iyo geedkiisa berde, oo midkiin waluba ha cabbo biyaha ceelkiisa,


Не слушайте Езекии. Ибо так говорит царь Ассирийский: примиритесь со мною и выйдите ко мне, и пусть каждый ест виноградной лозы своей и смоковницы своей, и пусть каждый пьет воду из своего колодезя,

Continue reading Report error