M arkaasaa Elyaaqiim ina Xilqiyaah iyo Shebnaa iyo Yoo'aax waxay Rabshaaqeeh ku yidhaahdeen, Waan ku baryaynaaye nagula hadal afka reer Suuriya, annagoo addoommadaada ah, isagaannu garanaynaa; oo ha nagula hadlin afka Yuhuudda iyadoo dadka derbiga dul jooga ay na maqlayaan.
Тогава Елиаким, Хелкиевият син, Шевна и Иоах рекоха на Рапсака: Говори, молим, на слугите си на сирийски, защото го разбираме: недей ни говори на юдейски, та да чуят людете, които са на стената.
Continue reading Report error