Boqorradii Labaad 17:9 ~ 2 царів 17:9

picture

O o dadkii Israa'iil waxay Rabbiga Ilaahooda ah si qarsoon ugu samayn jireen waxyaalo aan qummanayn, oo magaalooyinkooda oo dhan waxay ka dhisan jireen meelo sarsare tan iyo munaaraddii waardiyayaasha iyo ilaa magaaladii deyrka lahayd.


а Ізраїлеві сини вимишляли на Господа, Бога свого, слова, що не були слушні, і будували собі пагірки по всіх своїх містах, від вартової башти аж до твердинного міста,

Continue reading Report error