O o Hoosheeca sannaddiisii sagaalaad ayaa boqorkii Ashuur qabsaday Samaariya, oo dadkii Israa'iilna wuxuu u kaxaystay Ashuur, oo wuxuu dejiyey Xalax, iyo Xaaboor oo webigii Goosaan ag ahaa, iyo magaalooyinkii reer Maaday. Reer Binu Israa'iil Oo Dembigooda Loo Masaafuriyey
何 細 亞 第 九 年 亞 述 王 攻 取 了 撒 瑪 利 亞 , 將 以 色 列 人 擄 到 亞 述 , 把 他 們 安 置 在 哈 臘 與 歌 散 的 哈 博 河 邊 , 並 瑪 代 人 的 城 邑 。
Continue reading Report error