M arkaasaa boqorkii Ashuur dad ka keenay xagga Baabuloon, iyo Kuutaah, iyo Cawaa, iyo Xamaad, iyo Sefarwayiim, oo wuxuu dejiyey magaalooyinkii Samaariya, meeshay dadkii Israa'iil ka degganaan jireen, oo waxay hantiyeen Samaariya, magaalooyinkeediina way degeen.
Тогава асирийският цар доведе люде от Вавилон, от Хута, от Ава, от Елат и от Сафаруим та ги засели в самарийските градове вместо израилтяните; и те усвоиха Самария и населиха се в градовете й.
Continue reading Report error