Boqorradii Labaad 16:7 ~ 2 Kings 16:7

picture

S idaas daraaddeed Aaxaas wuxuu farriin u diray Tiglad Fileser oo ahaa boqorkii Ashuur, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay addoonkaagii iyo wiilkaagiiba, haddaba ii kaalay oo iga badbaadi boqorka Suuriya iyo boqorka dalka Israa'iil kuwaas oo igu kacay.


So Ahaz sent men with news to King Tiglath-pileser of Assyria, saying, “I am your servant and your son. Come up and save me from the king of Syria and the king of Israel. They are fighting against me.”

Continue reading Report error